Whatsapp Call +252618374443
OGAYSIIS OGAYSIIS OGAYSIIS
Markazalbayan.com waa machad online ah oo aad ka baran karto diinta islaamka meel walba oo aad dunida ka joogto Machadka waxaa dhigata arday ku kalanool sida usa, Sweden, Norway, Finland Australia i.w.m .macahdku wuxuu kuu diyaariyay wax barasho tayo leh iyo macalimiin aqoon durugsan uleh duruusta ay bixinayaan iyo ku barbaarinta ubadka diinta islaamka ah waxaa loo tababaray soo saarida qoys islaami ah waxaa wax lagugu barayaa qalab casri ah oo aan ka dhicin macalin ku horjooga hadaba machadku waxa uu siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah oo lacag la’aan ah si uu ugu qanco waalidka waxaa wax kabaran kara qof kasta caruur iyo ciroole machadka waxa uu qaadanayaa arday isugu jirto bilow dhexdhexaad iyo dhameestir intaba wax barashadii loo safri jiray ayaa gurigaagi kugu timid waa fursad qaali ah
Waa macalin soomaaliyeed oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo aragnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo waa macalin tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo
Waa diintii loo safri jiray oo gurigaaga kuugu timid waa jaanis fiican iyo fursad dahabiya marka walaalayaal halaga faa,iidaysto fursadan qaaliga ah.
Adigu baro aabo ama hooyo ilmahaagana bar diinta islaamka diinta inagaa u baahane iyadu inooma baahna waad mahadsantihiin si aad
hadaan kuu sharxo xiisadaha ama casharada laguu dhigi doono haduu illaahay yiraahdo waxaa ka mid ah sidan soo socota:-
- Quraanka kariimka ah iyo Tajwiidkiisa.
- Higaadda carabiga
- Culuumta islaamka(siirada rasuulka SCW)
- Barashadda af-soomaaliga
- Barashadda hidaha iyo dhaqanka sida;
- Sheeko xariiro Googaaleysi
- Halxiraale
- Maahmaayada I.W.M
- Barashadda carabiga ku hadalkiisa
- Barashadda Xisaabaadka (hoose-dhexe-sare)
- Barashada Englishka (qoraalkiisa iyo ku hadalkiisa)
- Qabashadda imtixaanaad iyo dawrooyin cilmiyeysan oo joogto ah.
![]() Hoos Nagala soo xiriir |
|
+252618374443 |
|
Markazalbayan@hotmail.com | |
Markaz ALbayaan12 | |
+252618374443 |
|
+252618374443 |